Rabshado Ka Dhex Bilowday Ardayda Jaamacada Jig Jiga Ee Qomiyadaha Somalida+Oromada Iyo Khasaaraha Ka Dhashay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Rabshado Ka Dhex Bilowday Ardayda Jaamacada Jig Jiga Ee Qomiyadaha Somalida+Oromada Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.
December 9, 2018 - Written by Editor:

JIG JIGA(W,N) Ardayda Waxkabarata  jaamacada Jig jiga Ee Kililka Ismaamulka Somalida etoobiya ayaa waxaa ka dhex qarxay isku dhacyo sobobay khasaare kaasi oo u dhaxeeyay Ardayda jaamacada Ee Qoomiyadaha Somalida Iyo Oromada

Isku dhaca ayaa waxaa gurmad culus ka galay ciidamada fadaraalka itoobiya oo markii danbe ku guulaystay in ay damiyaan shaqaaqadan.

Wararka laga helayo Magaalada jig jiga ayaa sheegaya In hada ay degan tahay kadib markii ciidamadu kala dhex galeen

Rabshadahanudhexeeya  ardayda jaamacada magaalada jig jiga ayaa salka ku haya colaada u dhaxaysa qoomiyadaha Oromada iyo somalida oo mudoooyinkii udanbeeyay ka socday Deegaanada ay wadaagaan Qoomiyadahani.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS