Badhasaabka Gabilay oo Kormeeray Mashaaricaha Kala duwan Ee Ka Socda Gobolkaasi | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Badhasaabka Gabilay oo Kormeeray Mashaaricaha Kala duwan Ee Ka Socda Gobolkaasi
December 10, 2018 - Written by Reporter:

Gabiley (WJN)- Badhasaabka gobolka Gabiley Maxamed Cismaan Xaaji Axmed oo uu weheliyo Taliyaha qaybta Gabiley iyo Maamulka gobolka, ayaa kormeeray mashaariicaha kala duwan ee ka socda gobolkaasi oo ay ka mid yihiin, Dhismaha Jeelka, Xanaanada Xoolaha, Dab-demiska, Sariibada Xaafada Laag-barako iyo Wado afar haad ah oo laga hir geliyay gudaha magaalada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS