WAJAALE NEWS

Badhasaabka Gabilay oo Kormeeray Mashaaricaha Kala duwan Ee Ka Socda Gobolkaasi

Gabiley (WJN)- Badhasaabka gobolka Gabiley Maxamed Cismaan Xaaji Axmed oo uu weheliyo Taliyaha qaybta Gabiley iyo Maamulka gobolka, ayaa kormeeray mashaariicaha kala duwan ee ka socda gobolkaasi oo ay ka mid yihiin, Dhismaha Jeelka, Xanaanada Xoolaha, Dab-demiska, Sariibada Xaafada Laag-barako iyo Wado afar haad ah oo laga hir geliyay gudaha magaalada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version