Xuska Maalinta Xuquuqda Aadamaha oo Si Wayn Looga Xusay Hargeysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xuska Maalinta Xuquuqda Aadamaha oo Si Wayn Looga Xusay Hargeysa
December 10, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Waxaa maanta caasimada jamuuriyada Somaliland ee Hargeysa si wayn looga xusay xuska maalinta Xuquuqal Aadamaha Addunka.

Munaasibadan oo ka qabsoontay Hoteel Maansoor ee Magaalada Hargeysa ayaa waxa ka ssoo qayb galay Xubnaha gudida Xuquuqal Iinsaanka, Xubno ka tirsan golahaWasiirada, Xildhibaano, iyo marti sharaf kale.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS