WAJAALE NEWS

Xuska Maalinta Xuquuqda Aadamaha oo Si Wayn Looga Xusay Hargeysa

Hargeysa (WJN)- Waxaa maanta caasimada jamuuriyada Somaliland ee Hargeysa si wayn looga xusay xuska maalinta Xuquuqal Aadamaha Addunka.

Munaasibadan oo ka qabsoontay Hoteel Maansoor ee Magaalada Hargeysa ayaa waxa ka ssoo qayb galay Xubnaha gudida Xuquuqal Iinsaanka, Xubno ka tirsan golahaWasiirada, Xildhibaano, iyo marti sharaf kale.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version