DAAWO; Ururka Qareenadda Somaliland Oo Markale Ka Hadlay Xeerka Booliska Iyo Dhacdadii Xabsiga Magaalada Caynabo. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Ururka Qareenadda Somaliland Oo Markale Ka Hadlay Xeerka Booliska Iyo Dhacdadii Xabsiga Magaalada Caynabo.
December 10, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Qaarkamida ururka qareenada Somaliland ayaa mar kale ka hadlay khaladaadka ku jira xeerka boolis ee dhawaan golaha wakiiladu ansixiyeen kaasi oo ay ku jiraan qodobo ka hor imanaya sharciga Somaliland

Sidoo kale ururka qareenada Somaliland ayaa ka hadlay dhacdadii xabsiga magaalada caynabo oo au sheegeen in ay ahayd mid Somaliland usoo jeedaysa ceeb qaran,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS