WAJAALE NEWS

DAAWO; Ururka Qareenadda Somaliland Oo Markale Ka Hadlay Xeerka Booliska Iyo Dhacdadii Xabsiga Magaalada Caynabo.

HARGAYSA(W,N) Qaarkamida ururka qareenada Somaliland ayaa mar kale ka hadlay khaladaadka ku jira xeerka boolis ee dhawaan golaha wakiiladu ansixiyeen kaasi oo ay ku jiraan qodobo ka hor imanaya sharciga Somaliland

Sidoo kale ururka qareenada Somaliland ayaa ka hadlay dhacdadii xabsiga magaalada caynabo oo au sheegeen in ay ahayd mid Somaliland usoo jeedaysa ceeb qaran,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version