Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Furay Shirka Maamul Wanaaga Dawlada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Furay Shirka Maamul Wanaaga Dawlada
December 11, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa maanta si rasmi ah u furay Shir balaadhan oo looga hadleyay arimaha maamul wanaaga dowlada.

Shirka oo ka qabsoomay hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa ayaa waxa qayb ka ahaa Wasaaradaha Arrimaha dibada, Cadaalada, Qorshaynta Qaranka, Xidhiidhka Goleyaasha, Maaliyada iyo Hay”addaha maxaliga ah.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS