WAJAALE NEWS

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Furay Shirka Maamul Wanaaga Dawlada

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa maanta si rasmi ah u furay Shir balaadhan oo looga hadleyay arimaha maamul wanaaga dowlada.

Shirka oo ka qabsoomay hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa ayaa waxa qayb ka ahaa Wasaaradaha Arrimaha dibada, Cadaalada, Qorshaynta Qaranka, Xidhiidhka Goleyaasha, Maaliyada iyo Hay”addaha maxaliga ah.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version