Siyaasiyiinta Ka Soo Jeeda Saylac oo Shir Deg Deg Ah oo Ay Ku Saluugsan Yihiin Saamiga Xukuumada Ku Qabanaya Hargeysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasiyiinta Ka Soo Jeeda Saylac oo Shir Deg Deg Ah oo Ay Ku Saluugsan Yihiin Saamiga Xukuumada Ku Qabanaya Hargeysa
December 11, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Xildhibaan Axmed Aadan Bile (Geesh) oo ka mid ah xildhibaanada golaha deegaanka Degmada Saylac ayaa shaaca ka qaaday in siyaasiyiinta ka soo jeeda deegaankaasi ay qaban qaabinayaan in shir ay ku saluugsan yihiin saamiga Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ay ku qabsanayaan magaalada Hargeysa.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS