WAJAALE NEWS

Gudi Hoosaadka Gaadidka Ee Golaha Wakiilada Somaliland oo Kulan La Qaatay Wasiirka Gaadiidka

Hargeysa (WJN)- Gudi hoosaadka hawlaha guud dhulka iyo Gaadiidka ee golaha Wakiilada Somaliland ayaa kulan balaadhan la qaatay Wasiirka wasaarada gaadiidka iyo horumarinta Jidadka Cabdilaahi Abokor Cismaan.

Kulan oo ay dibad joog ka ahyd warbaahintu ayaa markii uu soo dhamaaday waxa ka warbixiyay gudoomiyaha gudi hoosaadka golaha Wakiilada Cabdi Maxamed Jaamac.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version