Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex oo Xukun Sadex Sano Ah Ku Riday Qareen | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex oo Xukun Sadex Sano Ah Ku Riday Qareen
December 11, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Maxkamada gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta xukun sadex sano ah ku riday Qareen Asad Cilmi Nuur oo ka hawl geli jiray Maxkamadaha dalka.

Waxa kale oo ay Maxkamada gobolka Maroodi-jeex Qareenkan ku xukuntay in mudo shan sano ah lagala noqdo ruqsadii qareenimo.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/jhQoIww8bMA

COMMENTS
LINKS