Xukuumadda oo Dalka Ka Mustaafurisay Ajaanib Ka Hawl Geli Jiray Gudaha Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumadda oo Dalka Ka Mustaafurisay Ajaanib Ka Hawl Geli Jiray Gudaha Somaliland
December 11, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Ciidamada Laanta socdaalka Somaliland iyo Wasaarada shaqada iyo arrimaha Bulshada ayaa maanta dalka ka mustaafurisay dad ajaanib ah oo ka hawl geli jiray gudaha Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/O86a-1aqk3Q

COMMENTS
LINKS