WAJAALE NEWS

Xukuumadda oo Dalka Ka Mustaafurisay Ajaanib Ka Hawl Geli Jiray Gudaha Somaliland

Hargeysa (WJN)- Ciidamada Laanta socdaalka Somaliland iyo Wasaarada shaqada iyo arrimaha Bulshada ayaa maanta dalka ka mustaafurisay dad ajaanib ah oo ka hawl geli jiray gudaha Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/O86a-1aqk3Q
Exit mobile version