WAJAALE NEWS

DAAWO; Haayada Shaqaalaha Oo Imtixaanka Qaaday 365 Kamida Dhalinyarada Gobolka Awdal Oo U Tartamaya 50 Kaalmo Shaqo Dawladu Qaadanayso,

BORAMA(W,N) Gudoomiyaha haayada shaqaalaha dawlada Somaliland Sharmaake Geele ayaa ka hadlay muhiimada uu leeyahay imtixaanka ay ufadhiisteen dhalinyrada gobolka awdal oo u tartami doona 5o shaqaale ah ee ay dawladu qaadanayso

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA QAABKII U DHACAY IMTIXAANKANI;

Exit mobile version