DAAWO; Muj Xasan Ciise Oo Ka Sheekeeyay Shirkii Burco Iyo Magacyada Xubnihii Hormuudka Ka Ahaa In Lagu Dhawaaqo Gooni Isku Taaga Somaliland +Kuwii Kasoo Horjeeday!. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Muj Xasan Ciise Oo Ka Sheekeeyay Shirkii Burco Iyo Magacyada Xubnihii Hormuudka Ka Ahaa In Lagu Dhawaaqo Gooni Isku Taaga Somaliland +Kuwii Kasoo Horjeeday!.
December 21, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Mujaahid Xasan Ciise Jaamac  Madaxwayne Kuxigeenkii Uhoreeyay Ee Somailand ayaa ka waramay shirkii burco ee lagaga dhawaaqay gooni isku taaga somaliland iyo shakhsiyaadkii Hormuudka ka ahaa in lagu dhawaaqo Madaxbanaanida Somaliland.

Muj Xasan ciise ayaa sigaara xusay in ku dhawaaqista Madaxbananida Somaliland ay hormuudka Ka ahaayeen Muj Yaxye Xaaji Ibraahim, Alle haunaxariistee iyo Muj Maxamed Axmed Hallac,

Sidoo kale Muj Xasan Ciise ayaa soo Bandhigay Xubnihii ka Aragtida duwanaa ee iyagu kasoo horjeeday in somaliland ka Go,do Wixii laysku Odhan Jiray Somaliya.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS