DAAWO; Barnaamijka Xuska Siyaarada Sheekh Cabdiqaadir Jinaali Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa Iyo Khudbadihii Laga Jeediyay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Barnaamijka Xuska Siyaarada Sheekh Cabdiqaadir Jinaali Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa Iyo Khudbadihii Laga Jeediyay.
December 21, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Xuska Siyaarada Sheekh Cabdiqaadir Jinaali ayaa Magaalada Hargaysa si heer sare loogu Qabtay taasi oo ay kasoo qaybgaleen Culimada awdiin faro badan, Xildhibaano Katirsan golaha Wakiilada somaliland iyo sidoo kale Masuuliyiin ka socday Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Somaliland.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Barmaamjika Munaasibada Oo Dhamaystiran;

COMMENTS
LINKS