WAJAALE NEWS

DAAWO; Barnaamijka Xuska Siyaarada Sheekh Cabdiqaadir Jinaali Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa Iyo Khudbadihii Laga Jeediyay.

Hargaysa(W,N) Xuska Siyaarada Sheekh Cabdiqaadir Jinaali ayaa Magaalada Hargaysa si heer sare loogu Qabtay taasi oo ay kasoo qaybgaleen Culimada awdiin faro badan, Xildhibaano Katirsan golaha Wakiilada somaliland iyo sidoo kale Masuuliyiin ka socday Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Somaliland.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Barmaamjika Munaasibada Oo Dhamaystiran;

Exit mobile version