DAAWO; Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo La Layeeshay Dr Bulxan Iyo Xogo Dheeraada Oo Uu Ka Bixiyay Shirkii Jabuuti, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo La Layeeshay Dr Bulxan Iyo Xogo Dheeraada Oo Uu Ka Bixiyay Shirkii Jabuuti,
December 27, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Aqoonyahan Dr Xuseen Bulxan oo kamida xubnihii somaliland uga qaybgalay shirkii dooda ahaa ka dhacay dalka jabuuti kaasi oo lagaga hadlay arimaha somaliland iyo somaliya

Dr bulxan ayaa faah faahin ka bixiyay shirkaasi iyo sidii ay ku tageen iyo sobobta xukuumada somaliland uga qaybgali wayday.

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS