Hambalyo Aroos; Garsoore Maxamuud Cabdirasaaq Iyo Shugri Maxamed Muuse, Oo Ku Aqal Galay Magaalada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hambalyo Aroos; Garsoore Maxamuud Cabdirasaaq Iyo Shugri Maxamed Muuse, Oo Ku Aqal Galay Magaalada Hargaysa.
December 28, 2018 - Written by Editor:

Dhamaan Odoyaasha,Madaxdhaqameedka Ganacsatada Iyo Dhalinyarada “Haydhwaadharka” Magaalada Hargaysa Waxay Hambalyo Aroos Udirayaan  Garsoore Maxamuud Cabdirasaaq Iyo Marwadiisa Shugri Maxamed Muuse Oo Habeenkii Xalay Ku Aqal Galay Caasimada Hargaysa,

Oday Cismaan Xuseen Jibriil.

Cabdilaahi Xuseen Daa,Uud (Dakhare)

Cabdicasiis Cabdilaahi Caalin.

Muj Cali Cabdiqaadir Muxumed

Xaaji Axmed Cabdilaahi Cali

Muj Abiib Habane Caalin

Axmed Da,Uud

Saleebaan Bastoon

Saleebaan Sheekh Maxamed Saleebaan(Madaxay)

Garyaqaan Xuseen Xasan Jaamac(Xuseen fadal)

Maxamed Xaaji Mahdi (Iiraan)

Ganacsade Maxamed Ismaaciil

Jawhar Cabdi Cali

Nuuradiin Jaamac Muuse

Cabdifataax Buush

Sidoo kale Waxaa Hambalyo Taa Lamida Udiraya Hawlwadeenada Mareegta   Wararka Ee Wajaalenews,net ee kula sugan Dalka Iyo Dibadiisa,

Dhamaan dadkani Waxay Leeyihiin Noqda Kuwii Kala hela Wiil Iyo Caano Bash bash iyo barwaaqo.

Aamin Aamin;

HALKAN KA DAAWO HEESTA AKHYAARTA KOR KU XUSANI AY U HIBEEYEEN AROOSKA MAXAMUUD IYO SHUGRI;

 

 

COMMENTS
LINKS