DAAWO; Kooxda Xidigaha Geeska Oo Ka Hadlay Fal Ay Xalay Ciidamada Boolisku Kula Kaceen Iyo Muuqaalo Sidii Ay Wax Udhaceen Ah Oo Ay Soo Bandhigeen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Kooxda Xidigaha Geeska Oo Ka Hadlay Fal Ay Xalay Ciidamada Boolisku Kula Kaceen Iyo Muuqaalo Sidii Ay Wax Udhaceen Ah Oo Ay Soo Bandhigeen.
January 1, 2019 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Kooxda fanaaniinta Xidigaha Geeska ayaa shir Jaraa,id oo ay caawa ku qabteen Magaalada Hargaysa kaga hadlay fal ay Ciidamada boolisku kula kaceen xalay iyagoo ku guda jira Bandhiga heesaha sanadka cusub.

Kooxda xidigaha geeska ayaa cabasho xoogan ka muujiyay falkan iyagoo baaq udiray madaxwaynaha Somaliland.

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan Oo faah faahsan;

 

COMMENTS
LINKS