WAJAALE NEWS

DAAWO; Kooxda Xidigaha Geeska Oo Ka Hadlay Fal Ay Xalay Ciidamada Boolisku Kula Kaceen Iyo Muuqaalo Sidii Ay Wax Udhaceen Ah Oo Ay Soo Bandhigeen.

Hargaysa(W,N) Kooxda fanaaniinta Xidigaha Geeska ayaa shir Jaraa,id oo ay caawa ku qabteen Magaalada Hargaysa kaga hadlay fal ay Ciidamada boolisku kula kaceen xalay iyagoo ku guda jira Bandhiga heesaha sanadka cusub.

Kooxda xidigaha geeska ayaa cabasho xoogan ka muujiyay falkan iyagoo baaq udiray madaxwaynaha Somaliland.

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan Oo faah faahsan;

 

Exit mobile version