DAAWO; Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo La Layeeshay Madaxwayne Mustafe Cagjar, Muxuuse Ka Yidhi Dagaalada Udhexeeya Somalida Iyo Oromada? | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo La Layeeshay Madaxwayne Mustafe Cagjar, Muxuuse Ka Yidhi Dagaalada Udhexeeya Somalida Iyo Oromada?
January 2, 2019 - Written by Editor:

Jig jiga(W,N) Madaxwaynaha Ismaamulka Somalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cagjar ayaa lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya oo uu kaga waramay waxyaabaha uqabsoomay mudadii uu xilka hayay.

Sidoo kale Madaxwayne cagjar ayaa ka warbixiyay  dagaalo ka dhacay xuduudaha ay somalida wadagaan Qoomiyadaha kale

Dhanka kale Madaxwayne Cagjar ayaa wax laga waydiiyay xaaladaha ka taagan deegaanada somalida itoobiya iyo arimo kale oo door ah;

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Waraysigan Oo Faah Faahsan;

 

COMMENTS
LINKS