Siyaasi Aadan Suldaan Cabdiraxmaan oo Shaaciyay Inuu Yahay Murashax U Tartamaya Jagada Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Waddani | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Aadan Suldaan Cabdiraxmaan oo Shaaciyay Inuu Yahay Murashax U Tartamaya Jagada Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Waddani
January 9, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Siyaasi Aadan Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Diiriye oo ka mid ah Siyaasiyiinta sar sare ee Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani, ayaa maanta shaaciyay inuu yahay murashax u tartamaya jagada xoghayaha guud ee Xisbiga Waddani.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS