Xukuumada oo Waxka Bedel Ku Samaysay Khidmada Qiimaha Haamaha Shidaalka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada oo Waxka Bedel Ku Samaysay Khidmada Qiimaha Haamaha Shidaalka
January 9, 2019 - Written by Reporter:

Berbera (WJN)- Xukuumada Somaliland ayaa waxka bedel ku samaysay khidmada Haamaha Shidaalka iyo qiimaha ay shirkaduhu ku iibiyaan shidaalka, sida lagu sheegay amar ka soo baxay Maareeyaha Haamaha Shidaalka Berbera Xasan Axmed Ibraahim.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS