Somaliland oo Digniin U Dirtay Madaxweynaha Cusub Ee Maamulka Puntland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Somaliland oo Digniin U Dirtay Madaxweynaha Cusub Ee Maamulka Puntland
January 10, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada horumarinta Biyaha Somaliland Saleeban Yuusuf Cali “Koore” ayaa jawaab adag ka bixiyay hadalo xalay ka soo yeedhay Madaxweynaha cusub ee maamulka goboleedka Soomaaliya ee Puntland Siciid Cabdilaahi Deni oo ka hadley muranka dhinaca xuduuda ah ee ka dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS