WAJAALE NEWS

Somaliland oo Digniin U Dirtay Madaxweynaha Cusub Ee Maamulka Puntland

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada horumarinta Biyaha Somaliland Saleeban Yuusuf Cali “Koore” ayaa jawaab adag ka bixiyay hadalo xalay ka soo yeedhay Madaxweynaha cusub ee maamulka goboleedka Soomaaliya ee Puntland Siciid Cabdilaahi Deni oo ka hadley muranka dhinaca xuduuda ah ee ka dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version