WAJAALE NEWS

Madaxweyne Muuse Biixi oo Warqad Mudo Kordhin Loogu Samaynayo Goleyaasha Wakiilada iyo Deegaanka U Gudbiyey Golaha Guurtida

Hargeysa (WJN)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa warqad ku aadan mudo kordhin loo samaynayo Goleyaasha Wakiilada iyo Deegaanka u gudbiyay mudanayaasha golaha Guurtida Somaliland.

 

Halkan hoose ka akhriso warqada 

Exit mobile version