WAJAALE NEWS

Olole Lagu Cidhib Tirayo Geedka Garan-waaga oo Ka Bilaabmay Gabiley

Gabiley (WJN)- Waxaa magaalada Gabiley ka bilaabmay maanta olole balaadhan oo lagu cidhibtirayo geedka loo yaqaano Garanwaaga oo dhibaato ba’an ku haya shacabka magaaladaasi.

Ololahan lagu cidhib tirayo geedka Garan waaga waxaa ka qayb qaatay Maamulka gobolka Gabiley, Xildhibaano, qaar ka mid ah shacabka magaalaasi, Ururada bulshada iyo Ciidamada nabad geliyada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version