WAJAALE NEWS

Madaxweynaha Jabuuti oo La Kulmay Wasiirka Gaashaandhiga Itoobiya

Djibouti (WJN)- Madaxweynaha jamuuriyada Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geele, ayaa maanta qaabiley wefti ay hogaaminayso Wasiirka gaashaandhiga dalka Itoobiya Caasha Maxamed.

Kulankan waxa Madaxweynaha Jabuuti ku wehelinayay Wasiirada Gaashaandhiga, Arrimaha Dibada, Wasiirka Madaxtooyada u qaabilsan arrimaha Maalgashiga iyo Taliyaha Ciidanka Gaashaandhiga, Iyadoona dhinaca Wasiirka Gaashaandhiga Itoobiya ay wehelinayeen Saraakiil ka tirsan Ciidamada Milateriga dalkaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version