Dirawalada Gadiidka Basasleyaasha oo Cabasho Ka Muujiyey Awaamiir Lagu Soo Rogay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dirawalada Gadiidka Basasleyaasha oo Cabasho Ka Muujiyey Awaamiir Lagu Soo Rogay
January 10, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa  (WJN)- Qaar ka mid ah dirawalada gaadiidleyda Basasleyaasha ee magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay cabasho xoogan ka muujiyay awaamiir culus oo ay xukuumada Somaliland ku soo rogtay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS