Daawo: Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Caafimaadka oo Faah-faahin Ka Bixiyay Dhaawac Loo Gaystay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Caafimaadka oo Faah-faahin Ka Bixiyay Dhaawac Loo Gaystay
January 10, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa  (WJN)- Agaasimaha guud ee Wasaarada Caafimaadka Somaliland Maxamed Cabdi Xergeeye, ayaa faah-faahin ka bixiyay dhaawac ka soo gaadhay xabad uu ku furay askari kabtan ah oo ka tirsan Ciidanka Qaranka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS