WAJAALE NEWS

Daawo: Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Caafimaadka oo Faah-faahin Ka Bixiyay Dhaawac Loo Gaystay

Hargeysa  (WJN)- Agaasimaha guud ee Wasaarada Caafimaadka Somaliland Maxamed Cabdi Xergeeye, ayaa faah-faahin ka bixiyay dhaawac ka soo gaadhay xabad uu ku furay askari kabtan ah oo ka tirsan Ciidanka Qaranka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version