WAJAALE NEWS

Xisbiyada Kulmiye iyo Ucid oo Heshiis Ka Gaadhay Arrimaha Doorashooyinka

Hargeysa (WJN)- Xisbiyada Kulmiye iyo Ucid ayaa goor dhawayd soo si wada jira u soo saaray war-saxadeed ay heshiis kaga gaadheen arimaha doorashooyinka, iyagoona sheegay in ay diyaar u yahiin doorasho ay labadooda xisbi galaan, islamarkaana ay doorashadu dhacdo bisha 11 ee sanadkan 2019-ka.

Sidoo kale War saxaafadeedadan oo ay ku kala saxeexan yahiin Gudoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng: Faysal Cali Waraabe iyo Guddoomiye ku xigeenka labaad ee xisbi xaakimka Kulmiye Axmed Cabdi Dheere ayaa ka koobna Shan Qodob.

 

Halkan hoose ka akhriso war-saxaafadeedka

Exit mobile version