WAJAALE NEWS

Goobaha Qadiimiga Ah Ee Gobolka Gabiley iyo Mucjisooyinka Qoraaladaa Ku Xardhan

Gabiley (WJN)- Labaatankii sano ee ugu dambeeyay goobo badan oo taariikhi ah ayaa laga helay Somaliland. Waxaa haatan jira in ka badan boqol goobood oo ay ugu caasan tahay Dhagax Guure oo laga helay dhagxaan ay sawirro ku xardhan yihiin.

Sidoo kale deegaanka Dhagax Guure oo ka tirsan magaalada Arabsiyo ee gobolka Gabiley, ayaa waxaa laga helay dhagaxaan ay sawirro ku xardhna yihiin, kuwaas oo noqday astaan ay Somaliland caan ku tahay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version