Xisbiga Waddani oo Si Deg Deg Ah Uga Jawaabay Go’aankii Ay Soo Wada Sareen Kulmiye iyo Ucid | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Waddani oo Si Deg Deg Ah Uga Jawaabay Go’aankii Ay Soo Wada Sareen Kulmiye iyo Ucid
January 11, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Siyaasi Cali Canter oo ka mid ah masuuliyiinta sar sare ee Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani, ayaa si deg deg ah uga jawaabay heshiis ay Xisbiyada Kulmiye iyo Ucid ay ka gaadheen doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka, Isagoona eedaymo culus u jeediyay koomiishanka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS