Koox Khubaro Ah oo Somaliland U Yimi Arimo La Xidhiidha Duur-joogta oo Booqday Deegaanka Dabis Ee Degmada Cadaadley | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Koox Khubaro Ah oo Somaliland U Yimi Arimo La Xidhiidha Duur-joogta oo Booqday Deegaanka Dabis Ee Degmada Cadaadley
January 11, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Koox khubaro ah oo ka socday Jaamacado ku yaala dalalka Mareykanka, Kenya iyo Koonfur Afrika oo Somaliland u yimi arimo la xidhiidha Duur-joogta, ayaa booqasho ku tagay deegaanka Dabis oo ka tirsan degmada Cadaadley.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS