WAJAALE NEWS

Koox Khubaro Ah oo Somaliland U Yimi Arimo La Xidhiidha Duur-joogta oo Booqday Deegaanka Dabis Ee Degmada Cadaadley

Hargeysa (WJN)- Koox khubaro ah oo ka socday Jaamacado ku yaala dalalka Mareykanka, Kenya iyo Koonfur Afrika oo Somaliland u yimi arimo la xidhiidha Duur-joogta, ayaa booqasho ku tagay deegaanka Dabis oo ka tirsan degmada Cadaadley.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version