Daawo: Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo Soo Bandhigay Maanso Uu Kaga Hadlayo Tacadiyada Ka Jira Xabsiyada Dalka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo Soo Bandhigay Maanso Uu Kaga Hadlayo Tacadiyada Ka Jira Xabsiyada Dalka
January 11, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Abwaan Cabdiraxmaan Ibraahim Abees oo ka mid ah Abwaanada da,yarka ah ee reer Somaliland ayaa caawa hotel maansoor ee magaalada Hargeysa ku soo bandhigay maanso uu kaga hadlayo tacadiyada ka jira xabsiyada Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS