WAJAALE NEWS

Daawo: Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo Soo Bandhigay Maanso Uu Kaga Hadlayo Tacadiyada Ka Jira Xabsiyada Dalka

Hargeysa (WJN)- Abwaan Cabdiraxmaan Ibraahim Abees oo ka mid ah Abwaanada da,yarka ah ee reer Somaliland ayaa caawa hotel maansoor ee magaalada Hargeysa ku soo bandhigay maanso uu kaga hadlayo tacadiyada ka jira xabsiyada Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version