Xisbiga Waddani oo War Ka Soo Saaray Heshiiskii Ay Kulmiye iyo Ucid Wada Gaadheen | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Waddani oo War Ka Soo Saaray Heshiiskii Ay Kulmiye iyo Ucid Wada Gaadheen
January 12, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa goor dhawayd waxa uu war-saxafadeed ka soo saareen heshiiskii maalintii shalayd ahayd ay wada gaadheen Xisbiyada Kulmiye iyo Ucid ee ku aadanaa arimaha doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka.

 

Halkan hoose ka akhriso war-saxaafadeedka

COMMENTS
LINKS