WAJAALE NEWS

Xisbiga Waddani oo War Ka Soo Saaray Heshiiskii Ay Kulmiye iyo Ucid Wada Gaadheen

Hargeysa (WJN)- Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa goor dhawayd waxa uu war-saxafadeed ka soo saareen heshiiskii maalintii shalayd ahayd ay wada gaadheen Xisbiyada Kulmiye iyo Ucid ee ku aadanaa arimaha doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka.

 

Halkan hoose ka akhriso war-saxaafadeedka

Exit mobile version