Dib U Dhac Ku Yimi Fadhigii Golaha Guurtida Ee Mudo Kordhinta | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dib U Dhac Ku Yimi Fadhigii Golaha Guurtida Ee Mudo Kordhinta
January 12, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleeban Maxamuud Aadan, ayaa maanta sheegay in Fadhigii golaha guurtida ee ku adaanaa muddo kordhinta goleyaasha Wakiilada iyo Deegaanka uu dib ugu dhacay ku yimi, isagoo sheegay in maalinta barito ah oo Axada loo balansanyahay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/Wc17G7nqJiw

COMMENTS
LINKS