Abwaan Weedhsame oo Sharci Daro iyo Cabudhin Ku Tilmaamay Xadhiga Xukuumadu Kula Kacday Abwaan Cabdiraxmaan Abees | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Abwaan Weedhsame oo Sharci Daro iyo Cabudhin Ku Tilmaamay Xadhiga Xukuumadu Kula Kacday Abwaan Cabdiraxmaan Abees
January 12, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame ayaa waxa uu si adag uga hadley oo uu sharci daro iyo cabudhin uu ku tilmaamay xadhiga ay xukuumadu kula kacday Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo Ciidamada Boolisu ka xidheen isagoo ku sugan mid ka mid ah Huteelada Hargeysa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS