DAAWO;-Shirkada Dabacaada Casriga Ee Sagal Jet Oo Abaalmarino Gudoonsiisey Qaar ka Mid ah Shaqaalaheeda. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Shirkada Dabacaada Casriga Ee Sagal Jet Oo Abaalmarino Gudoonsiisey Qaar ka Mid ah Shaqaalaheeda.
January 12, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Shirkada daabacaada casriga ah ee sagaljet ayaa abaalmarino gudoonsiisay shaqaalaheeda guud ahaan gobolada dalka iyo wadamada jaarka kuwaasi abaalmarin la gudoosiiyay shaqaalihii sanadkii 2019 sida hagar la,aanta umuujiyay shaqo wanaag iyo dadaal.

 

Munaasibadan ayaa waxaa kasoo qaybgalay maamulka shirkada wasiirka shaqo galinta iyo arimaha bulshada dr adna aadan iyo xubno kale oo kamida haldoorka bulshada reer somaliland.

 

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS