DAAWO; Wasiirka Hawlaha Guud Jsl Oo Maamulka Wajaale Ku Wareejiyay Nashqadaynta Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirka Hawlaha Guud Jsl Oo Maamulka Wajaale Ku Wareejiyay Nashqadaynta Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale.
January 12, 2019 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N) Wasiirka wasaarada Hawlaha Guud iyo Guryayta Jamhuuriyada Somaliland oo ay weheliyaan masuuliyiinta katirsan wasaarada oo maanta safar shaqo kusoo gaadhay magaalada wajaale ayaa  badhasaabka gobolka gabiley iyo maamulka magaalad  wajaale  ku wareejiyay nashqada cusub ee magaalada wajaale.

Sidoo kale wasaarada hawlaha guud ayaa town plan usamaysay beeraha ku xeeran magaalada ee lagu wado in ay ku fido magaaladu.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS