WAJAALE NEWS

Hogaamiyaha Xisbiga Wadani Oo Eedo Culus Ujeediyay Xukuumada Madaxwayne Biixi, Muxuuse Ka Yidhi Dib Udhaca Doorashada Iyo Xadhiga Abwaan Cabdiraxman Abees.

Hargaysa(W.N) Hogaamiyaha xisbiga wadani xirsi cali xaaji xasan ayaa si adag uga hadlay dib udhaca doorashada golayaasha wakiilada iyo deegaanka isagoo sheegay in aanay suurto gal ahayn in  ay galaan doorasho ay komishanka wakhtigan qabtaan

Sidoo kale hogaamiye xirsi ayaa eedo culus ujeediyay xukuumada iyo cidkasta oo aaminsan in ay doorashada gali karaan laba xisbi oo kaliya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version