WAJAALE NEWS

DAAWO; Golaha Guurtida Oo War Kasoo Saaray Mudo Kordhinta Wakiilada Iyo Tirada Gudi Ay Usaareen .

HARGAYSA(W,N) Kalfadhigii golaha guurtida somaliland ee maanta ayaa lagaga haday sidii xal looga gaadhi lahaa mudo kordhinta golaha wakiilada iyo taasi oo madaxwaynaha somaliland dhwaan usoo gudbiyay dalabkeeda

Golaha guurtida ayaa gudi  ussaaray xalka gaadhida mudo kordhinta golaha wakiilada,

 Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

Exit mobile version