DAAWO; Taliska Ciidanka Booliska Jsl Oo Hadlay Xadhiga Abwaan Cabdiraxmaan Abees, Digniina Udiray Abwaano Kale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Taliska Ciidanka Booliska Jsl Oo Hadlay Xadhiga Abwaan Cabdiraxmaan Abees, Digniina Udiray Abwaano Kale.
January 13, 2019 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Taliska ciidanka booliska somaliland ayaa faah faahinka bixiyay xadhiga abwaan cabdiraxmaan abeeska oo maalintii shlay ahayd ay ciidamada amaanku axabsiga utaxaabeen kadib markii uu suugaan ku cabiray xaalada dalka

Sidoo kale taliska ciidanka booliska ayaa eedo ujeediyay abwaanka la xidhay halka ay digniin uga direen abwaano kale oo kamida hal abuurka somaliland

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;

 

COMMENTS
LINKS