WAJAALE NEWS

Axmed Cabdi Dheere oo Sheegay In Xisbiga Waddani Uu Yahay Doorasho Diid oo Aanu Ahayn Koomiishan Diid

Hargeysa  (WJN)- Guddoomiye ku xigeenka labaad ee xisbi xaakimka talada dalka haya ee Kulmiye Axmed Cabdi Dheere ayaa ka hadlay mawqifka Xisbiga Waddani uu ka taagan yahay arimaha doorashooyinka.

Waxaa kale oo uu sheegay Axmed Cabdi Dheere in Xisbiga Waddani aanu ahayn Koomiinshan Diid balse uu yahay Doorasho Diid.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version